(Dhagayso) Barnaamijka Saakay Iyo Dunida – 04_August_2015 – Wariye Maxamed C/llaahi Cali (Kooshin)

(Dhagayso) Barnaamijka Saakay Iyo Dunida – 04_August_2015 – Wariye Maxamed C/llaahi Cali (Kooshin)

Qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah.

 

Siyaasi Caasho Geelle oo ka warantay taariikhdii Puntland, fariin adag-na u dirtay maamulka Galmudug.

Puntland oo Boosaaso ku qaabilaysa  kuxiggeenka erga QM u qaabilsan Soomaaliya Mr Peter De Clercq ahna Issu-duwaha gargaarka bini’aadanitinmo ee barnaamijka QM.

Siyaasi Cabdiwali Maxamuud Guray oo DF ku eedeeyay fashilka siyaasadeed ee doorashooyinka 2016

Wasaaradda hormarinta haweenka iyo qoyska Puntland maantay kormeertay shaqooyinka hay’adaha dawliga ah ee ka socda Buuhoodle.

Halkaan hoose ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran. Wariye Maxamed C/llaahi Kooshin ayaa tabinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com