Degmadda Xumbays ee Gobalka Bari oo laga Dhagax Dhigay Xarumo Shacabka loogu Adeego (dhegayso)

Degmadda Xumbays ee Gobalka Bari oo laga Dhagax Dhigay Xarumo Shacabka loogu Adeego (dhegayso)

Degmada xumbays oo dhawaan loo aqoonsaday in ay degmo noqoto lana aasaasay sandii 1973 dii ayaa waxaa laga dhagax dhigay xarumo loogu adeego bulshada sida gurigii degmada , isbitaal ,iyo saldhig ciidan.

Arintan ayaa waxaa iska kaashaday qaybaha bulshad ee degmada , qurbajoogta, iyo gudi todobo qof ka kooban oo uu gudoomiye uyahay maxamuud maxamed Arbac.

Hadaba Axmed yuusuf cismaan waa gudoomiyaha degmada Xubmabays Wariye Xasan Heykal ayuu ugawaramay Howlaha Horumarineed ee degmada ka socota .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com