Madaxweynaha Puntland oo ka Hadlay Aqoontu u lahaa Marxuum Gen Max’ed Abshir Muuse dhegayso)

Madaxweynaha Puntland oo ka Hadlay Aqoontu u lahaa Marxuum Gen Max’ed Abshir Muuse dhegayso)

Cabdiweli Maxamed Cali gaas Madaxweynaha Dowladda Puntland oo waraysi sinayeey Radio daljir ayaa tacsi kadiray geeridii allaha u naxariiste Max’ed Abshir Muuse ku geeriyooday dalka maraykanka.

Gen. Max’ed Abshir ayaa dhowr sano ka hor gobanimmada intaan la qaadan wuxuu ka mid ahaa saraakiil Soomaaliyeed oo dhallin yaro ahayd oo dalka Talyaaniga loogu qaaday taba-bar wuxuuna noqday taliyaha ciidammada difaaca Soomaaliyeed (Somali Defence Force) intii aan la aasaasin ciidanka booliska Soomaaliyeed, hasa ahaatee markii ciidankaas la kala qaybiyay.

Madaxweynaha ayaa kashekeyey Aqoonta uu u lahaa marxuumka iyo meelaha ay isku barteen dabecadihiisa iyo khibradda uu u lahaa Marxuumka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com