Ciidamadda Kenya oo Kabaxay Degaano Katirsan Gobalka Gedo

HomeWararka

Ciidamadda Kenya oo Kabaxay Degaano Katirsan Gobalka Gedo

Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ayaa sheegaya Ciidamada dowladda Kenya ee jooga Gobolka Gedo ayaa sii wada ka bixitaanka degaanno ka tirsan Gobolkaas

Galmudug oo gacanta ku dhigtay hub loo waday Kooxda alshabaab (Sawiro)
Jan. Galaal: Taariikh Nololeedka Janan Maxamed Abshir Muuse Haabaan
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ayaa sheegaya Ciidamada dowladda Kenya ee jooga Gobolka Gedo ayaa sii wada ka bixitaanka degaanno ka tirsan Gobolkaas oo ay billaabeen todobaadkii hore in ay ka baxaan.

Ciidamada ayaa isaga baxay degaanka Tarako ee Gobolka Gedo waxaana halkaas la wareegay Xarakada Al-shabaab oo markii horeba aan ka fogeyn goobta ay ka baxeen Ciidamada dalka Kenya.

Ciidanka Kenya ee ka baxay degaanka Taraka ayaa la sheegayaa in ay hadda ku suganyihiin degaanka Faxfax-dhuun oo isla Gobolka Gedo ka tirsan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: