Aqoonyahano Ka Hadlay Khilaafka Wadamadda Khaliijka & Aragtida Dowladda Dhexe (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahano Ka Hadlay Khilaafka Wadamadda Khaliijka & Aragtida Dowladda Dhexe (dhegayso)

Iyado Dowladda Federaalka ee Somaaliya ay dhawaan Dhex dhexaad kanoqotay xiisada ka aloosan Wadanka yar ee qadar iyo Xulafadda sucuudiga ayaa waxaa so

Boosaaso: Nabadoon Maxamed Axmed Samatar oo soo dhaweyey hogaanka Cusub ee SSC-Khaatumo.
SIDEE SHACABKA BOOSAASO U ARKAAN DOORASHADA GUDOONKA CUSUB EE G/DOORASHOOYINKA HEER FADARAAL
Waxgaradka Puntland oo ka hadlay Go’aankii Barlamaanka PL ee doorashadda (dhegayso)

Iyado Dowladda Federaalka ee Somaaliya ay dhawaan Dhex dhexaad kanoqotay xiisada ka aloosan Wadanka yar ee qadar iyo Xulafadda sucuudiga ayaa waxaa so baxay todobadyadi ugu dambeyeey inay Maamul gobaledyada dalka ay hareer maran dowladda dhexe.

Hadaba aqoonyahan Idiris Shire Xuseen ayaa Daljir xili uu maanta waraysi sinayeey wuxuu kaga hadlay dowladaha xubaha ka ah Dowladda Federaalka qaabkay u tageereen sucuudiga iyo xulafadiisa.

Xaawo Axmed oo ku sugan Daljir Garowe ayuu u Waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: