Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)

Warbixintii 9aad ee Xaalka Beeraha iyo Beeraleyda Puntland Sidaad ku maqasheen warbixinnadii xiriirka ahaa ee Radio Daljir idinka diyaarashay xaalk

BADBAADO & Maymuum Cali Nuur Geyfane, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Galmudug
MARTISOOR NAIROBI | Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland Omar Cabdisamad Yuusuf Dhuux,
HOGAAMIYAHA SSC KHAATUMO OO SHACABKA LA HADLA

Warbixintii 9aad ee Xaalka Beeraha iyo Beeraleyda Puntland

Sidaad ku maqasheen warbixinnadii xiriirka ahaa ee Radio Daljir idinka diyaarashay xaalka beeraha iyo Beeraleeyda Puntland, tabashada beeraleeyda Puntland waxay gaartay heerkii ugu sarreeyey ee abid inta la xusuusto kadib markii ay ku hungoobeen wax soo saar ay ka helaan beerahooda, iyadoo sheegay in ay eedeen abuuro hay’ado siiyeen.

Warbixinteennii ugu dambaysay waxaan idinku maqalsiinnay hay’adihii beeraleeydu eedaha abuurka dhibku ka dhashay ay u jeediyeen qaarkooda oo ka jawaabceliyey arrimaha lala xiriirinayo.

Haddaba warbixintaan oo middii 9aad waxaad uga bogan doontaan doorka dawladda Puntland, siiba wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee ku aadan xagga Beeraha iyo wuxuu yahay.

Xasan Heykal ayaana inoo diyaarshay, soona jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: