Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Waa Kee Dortmund fkf Real Madrid? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Waa Kee Dortmund fkf Real Madrid? (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray hal kulan oo ka tirsana horyaalka Ingiriiska; kooxda Arsenal ayaana guul muhiim ah ka gaadhay dhiggeeda West Bromwich Albion, ciyaar ka dhacday garoonka Emirates Stadium.

Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo kale oo ka tirsan koobka horyaalada Yurub ee Champions League, heerka guruubyada, kulamada labaad kulanka ugu xiisaha badan waxa uu dhexmari doona kooxda Borussia Dortmund iyo Real Madrid.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

  

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com