Category: Wararka

1 968 969 970 971 972 2,823 11640 / 33874 POSTS
Muqdisho: Golaha Midowga Musharixinta oo markale kulmaya

Muqdisho: Golaha Midowga Musharixinta oo markale kulmaya

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta markale waxaa la filayaa inay kulan ku yeeshaan mid kamid ah hoteelada ku yaalla Magaalada [...]
DFS oo taageertay qaraar kasoo baxay Ururka Iskaashiga Islaamka

DFS oo taageertay qaraar kasoo baxay Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Balal Maxamed Cusman, ayaa hoggaamiyay wafdiga Soomaaliya uga qeybgalay shirk [...]
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo dil ku fulisay Macalin ilkacase

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo dil ku fulisay Macalin ilkacase

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji Axmed oo Caan ku ahaa ( Macalin Ilkacase) i [...]
Beelo lagu heshiisiiyay Buhoodle (Daawo)

Beelo lagu heshiisiiyay Buhoodle (Daawo)

Taliyaha qeybta gobolka Cayn ee Puntland Jamac Saxardiid oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa ka warbixiyey beello lagu heshiisiiyey degaano ho [...]
Axmed Madoobe: “ Doorasho dalkan ka dhici mayso imana muuqato ( Daawo)

Axmed Madoobe: “ Doorasho dalkan ka dhici mayso imana muuqato ( Daawo)

Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo arrinta Gobolka Gedo ugu baaqay Dowladda Feder [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Hoos-u-dhaca COVID-19 oo Sababay in Suuqyada Jigjiga Hawlgalaan (sawirro)

Hoos-u-dhaca COVID-19 oo Sababay in Suuqyada Jigjiga Hawlgalaan (sawirro)

Magaalada Jigjiga ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) waxaa uu hoos-u-dhacay faafka cudurka Covid-19, waxaana dib-u-soo-laabtay ganacsigii suuqyada [...]
Muqdisho: Mucaaradka oo doorbidaya dib udhaca doorashada xili Rooble dalka  doorasho u dareeriyey.

Muqdisho: Mucaaradka oo doorbidaya dib udhaca doorashada xili Rooble dalka doorasho u dareeriyey.

Qabashada doorasho wakhtigeeda ku dhacdo ayadoo la fulinaayo heshiiska siyaasadeed ee gaareen Dowladda Federaalka iyo 5ta Dowlad goboleed ayaa waxay a [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamadisu ay la wareegeen Magaaladda Mekelle

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamadisu ay la wareegeen Magaaladda Mekelle

Ciidamada federaalka dalka Ethiopia ayaa dagaal kula wareegay magaalada Mekelle ee xarunta u ah ismaamulka Tegreega. War qoraal ah oo ka soo baxay [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Mr. Staffan Til [...]
1 968 969 970 971 972 2,823 11640 / 33874 POSTS