Axmed Madoobe: “ Doorasho dalkan ka dhici mayso imana muuqato ( Daawo)

HomeWararka

Axmed Madoobe: “ Doorasho dalkan ka dhici mayso imana muuqato ( Daawo)

Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo arrinta Gobolka Gedo ugu baaqay Dowladda Feder

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Daah Furay Mashruuc Dib loogu dhisayo Magaalada Muqdisho
Maamulka Hir-Shabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex Kursi
HADAAFTIMO, SANAAG & WARLALIYAHA MAGAALADA (daawo)

Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo arrinta Gobolka Gedo ugu baaqay Dowladda Federaalka in maamulida Arrimaha Doorashada Gobolka Gedo inay kusoo wareejiso Dowlad Gobaleedka Jubbaland.

“Waxaan raba ina Dowlada Fedaraalka gaarsiiyo Doorashada aan qabano xiligii aan ku balanayna aan qabano”. ayu yiri Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland wuxuuna intaa ku daray “Jubbaland Doorashadeeda waa inay u madaxbanaanaato Deegaanada Gobalka Gedo waa in gacanta Jubbaland lagu so celiyo.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: