Site icon Radio Daljir

Axmed Madoobe: “ Doorasho dalkan ka dhici mayso imana muuqato ( Daawo)

Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo arrinta Gobolka Gedo ugu baaqay Dowladda Federaalka in maamulida Arrimaha Doorashada Gobolka Gedo inay kusoo wareejiso Dowlad Gobaleedka Jubbaland.

“Waxaan raba ina Dowlada Fedaraalka gaarsiiyo Doorashada aan qabano xiligii aan ku balanayna aan qabano”. ayu yiri Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland wuxuuna intaa ku daray “Jubbaland Doorashadeeda waa inay u madaxbanaanaato Deegaanada Gobalka Gedo waa in gacanta Jubbaland lagu so celiyo.

Hoos kaga bogo.

Back to Home page