Category: Wararka

1 967 968 969 970 971 2,820 11628 / 33831 POSTS
fariin caafimaad bulshada iyo  saamaynta safmareenka Covid 19

fariin caafimaad bulshada iyo  saamaynta safmareenka Covid 19

fariin caafimaad bulshada iyo  saamaynta safmareenka Covid 19 https://soundcloud.com/daljir-208908697/fariinta-covid19-by-care-10-feb-2021 [...]
Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo ka hadlay dagaalka ka socda dalkaas.

Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo ka hadlay dagaalka ka socda dalkaas.

Wasiirka Maaliyada dowlada Ethiopia Axmed Shidde ayaa sheegay in howlgalada Milatari ee ay ciidamada Ethiopia ka wadaan Waqooyiga dalkaas si dhaqso ah [...]
Madaxweyne Trump oo muujiyay inuu ka tagayo Aqalka Cad

Madaxweyne Trump oo muujiyay inuu ka tagayo Aqalka Cad

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa muujiyay inuu ka tagayo Aqalka Cad ee looga taliyo Maraykanka haddii guddiga doorashada ay si rasmi ah u cad [...]
Dowladda Federaalka oo bilowday baaris la xiriirta musuq-maasuqa

Dowladda Federaalka oo bilowday baaris la xiriirta musuq-maasuqa

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Afgooye ayaa sheegay in Xafiiska Hanti dhowrka uu ballaarinayo howlaha lagu baarayo xafiisyada dowladd [...]
Arday Somaliyeed oo ku xaniban Magaaladda Makeli & dagaalka Itoobiya iyo TPLF oo sii xoogaystay

Arday Somaliyeed oo ku xaniban Magaaladda Makeli & dagaalka Itoobiya iyo TPLF oo sii xoogaystay

Maxamed Shoonbe oo kamid ahaa ardayda wax ka barata dalka Itoobiya siiba magaaladda Makela oo gobalka Tigreega ayaa ka hadlay dhiibaatada hayasta Arda [...]

Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe [...]
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buhoodle. https://soundcloud.com/user-9 [...]
Madaxweynaha Jabuuti: ;”Waxaan ka cabsi qabaa in Baarlamaan uu Shabaab maamulo Soomaaliya lagu dhiso”

Madaxweynaha Jabuuti: ;”Waxaan ka cabsi qabaa in Baarlamaan uu Shabaab maamulo Soomaaliya lagu dhiso”

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in uu ka cabsi qabo in doorashada laga qabanqaabinayo dalka Soomaaliya ay ku lug yeeshaan uru [...]
Sheekh Shariif gabagabada shirka Midowga Musharixiinta Madaxweynaha muxuu ka yiri ? (Daawo)

Sheekh Shariif gabagabada shirka Midowga Musharixiinta Madaxweynaha muxuu ka yiri ? (Daawo)

Madaxweynihii hore somaliya sheekh shariif oo khudbad ka jeediyeey Gabagabada shirka Midowga Musharixinta ayaa arrimo badan oo xaaladda dalka ah ka ha [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Ra’iisul Wasaare Abiy oo ka hadlay howlgaladii ugu dambeyeey ee Itoobiya ka dhacay

Ra’iisul Wasaare Abiy oo ka hadlay howlgaladii ugu dambeyeey ee Itoobiya ka dhacay

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay in howlgalka milateri ee ka socda Gobolka Tigray uu gaaray wajigii u dambeeyay. Abiy Ahm [...]
1 967 968 969 970 971 2,820 11628 / 33831 POSTS