Category: Wararka
-
Mareykanka oo ku baaqay in doorashada Soomaaliya laga gaaro wada xaajood siyaasadeed.
Dowladda Mareykanka ayaa muujisay in aan laga maarmin wada hadal siyaasadeed oo lagu dhameeyo khilaafka ka dashay Guddiga Doorashada 20/21 oo ay saluugeen musharixiinta Madaxeynaha. Kelly Craft oo ah Ergayga Washington u qaabilsan Qaramada Midoobay oo ka qaybgashay kulanka Golaha Ammaanka ee looga hadlay Arrimaha Soomaaliya, waxa ay tilmaamtay in aan laga maarmin wada-xaajood siyaasadeed…
-
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo la taliyaha Amniga dowladda Itoobiya Gedu Andargacho.? (Akhriso)
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulan magaalada Muqdisho ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo la taliyaha Amniga dowladda Itoobiya Gedu Andargacho. Kulankaan ayaa ahaa mid aysan shaacin Madaxtooyadda Soomaaliya laakiin ay shaacisay Safaaradda Itoobiya ay ku leedahay magaalada Muqdisho, waxana kulankan looga hadlay taageerada dowladda dhexe ee Soomaaliya ee Midnimada Itoobiya.…
-
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Golaha Ammaanka QM uga warbixiyay xaaladda Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare Rooble oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediyay Golaha Ammaanka, ayaa sheegay in howlaha doorashooyinku marayaan meel wanaagsan, guddiyadii loo xulayna ay howlo wanaagsan hayaan. Qoondada haweenka ee 30% ayuu Ra’iisul Wasaaruhu sheegay in la xaqiijin doono doorashada dhacaysa, waxa uuna yiri” Way naga go’an tahay in aan ilaalinno qoondada haweenka ee 30%,…
-
Golaha Ammaanka ee QM oo loo gudbiyay Warbixin la xiriirta xaalada Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa shir xasaasi ah ka yeeshay xaalada dalka Soomaaliya, waxaana Warbixin la xiriirta xaalada siyaasadeed iyo mida amni ee Soomaaliya Golaha uga warbixiyay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha soomaaliya Amb, James Swan oo shirka dhinaca Internet-ka uga qeyb-galay, isaga oo ku sugan Magaalada Muqdisho. Wakiilka ayaa ka hadlay doorashooyinka qaranka,…
-
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (daawo)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Doolow, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. barnaajka caawa intiisa badan waxa uu ku saabsan yahay wararkii ugu dambeeyay ee duufaanta GATI.
-
Dad ku hanti beelay roobabkii ka da’ay Boosaaso (daawo)
-
Shacabka Boosaaso oo ka cabanaya qaar kamd ah shirkadaha Boosaaso ka howlgala (daawo)
-
Iskuulada,Jaamacadaha iyo Dugsiyada Qur’aanka lagu barto ee Boosaso oo ay saameeyeen roobabkii da’ay (daawo)
-
Diinta iyo sida ay udhiiri galinayso in la iscaawiyo xiliga ay masiibooyinku dhacaan (daawo)
-
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Barnaajka maanta guud ahaan waxa uu ku saabsanyahay xaaladda ka dhalatay duufaanta GATI, waxaa soo saaray maanta wariye Xasan heykal waxaan soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.
-
Gumbax Waddooyinkii oo go’an, dadkii iyo duunyadii oo go,doon kujiraan (daawo)
-
Axmed Karaash oo guddi u magacaabay xaaladda ka dhalatay duufaanta GATI
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan karaash, ayaa guddi u magacaabay xaaladda ka dhalatay duufaanta GATI ee ku dhufatay qaar ka mid ah Gobolada Puntland. Guddiga oo ka kooban 11xubnood, waxay kala yihiin:- 1- Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, Wasiirka, Wasaaradda Arimaha Gudaha, Faderaalka iyo Dimuqraadiyeynta ( Guddoomiye). 2- Axmed Maxamed Yuusuf…