Hoos-u-dhaca COVID-19 oo Sababay in Suuqyada Jigjiga Hawlgalaan (sawirro)

Hoos-u-dhaca COVID-19 oo Sababay in Suuqyada Jigjiga Hawlgalaan (sawirro)

Magaalada Jigjiga ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) waxaa uu hoos-u-dhacay faafka cudurka Covid-19, waxaana dib-u-soo-laabtay ganacsigii suuqyada wax kala iibsiga ee magaalada Jigjiga iyo goobihii waxbarashada oo ayana dib loogu noqday.

   

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com