Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo dil ku fulisay Macalin ilkacase

HomeWararka

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo dil ku fulisay Macalin ilkacase

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji Axmed oo Caan ku ahaa ( Macalin Ilkacase) i

Xildhibaan Cagaweyne: “Shacabka Soomaliyeed waa innay u diyaargarooban dagaal aan la galno Itoobiya”
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xarigjarka Dekedda Garacad & farriinta Madaxweynaha DDS Mustafe Muxumad Cumar

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji Axmed oo Caan ku ahaa ( Macalin Ilkacase) iyo laba Xubnood oo kale oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Fagaaraha Dugsiga Tababarka Janeraal Kaahiye ee Iskuul Bulusiya ayaa saakay waxaa lagu toogtay Maxamed Xaaji Axmed ( Macalin Ilkacase) iyo Axmed Maxamed Haashim iyo Saalim Siciid Maxamed, kuwaas oo lagu helay dilal kala duwan oo ay ka geysteen Magaalada Muqdisho.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa 31-kii Bishii December ee sanadkii 2019 waxaa ay xukun dil toogasho ah ku riday Macalin Ilkacase & Xubno kale, kuwaas oo Maxkamadu sheegtay inay dilal qorsheysan iyo weerar kal geysteen Magaalada Muqdisho.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: