Category: Wararka

1 906 907 908 909 910 2,821 10896 / 33847 POSTS
MADAXWEYNE FARMAAJO OO CIIDAMADA DANAB UDIRAY BALADWEYNE (WARAYSI)

MADAXWEYNE FARMAAJO OO CIIDAMADA DANAB UDIRAY BALADWEYNE (WARAYSI)

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdilaahi Framajao ayaa ciidamada DANAB udiray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraa. Hadab maxay tahay sababta [...]
Ciidamada UGANDA oo sheegay in 189 katirsan maleyshiyaadka Alshabaab  ay ku dileen Tuulada Siigaale

Ciidamada UGANDA oo sheegay in 189 katirsan maleyshiyaadka Alshabaab ay ku dileen Tuulada Siigaale

Afhayeenka Ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM Col Deo Akiiki ayaa Warbaahinta u sheegay in weerar ka dhacay tuulada Siigaale oo koofurgalbeed kaga [...]
GUDDOOMIYE SANYARE: “WAAN KAWAR QABNAY QARAXII GAALKACYO XALAY AY ARGAGIXISADA Al-SHABAAB KA GAYSTEEN” (daawo)

GUDDOOMIYE SANYARE: “WAAN KAWAR QABNAY QARAXII GAALKACYO XALAY AY ARGAGIXISADA Al-SHABAAB KA GAYSTEEN” (daawo)

2 Qof ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax xalay ay Argagixisada Al-shabaab ay ka gaysteen magaalada Gaalkacyo. waxa uu sheegay [...]
Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhaxay Muqdisho

Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhaxay Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa goor dhow ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasina geystay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Caweysin ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Cabdinaasir Ibraahin Maxamed. https://soundcloud.com/use [...]
Kenya & Aljeeriya oo waqti kordhin u dalbaday AMISOM.

Kenya & Aljeeriya oo waqti kordhin u dalbaday AMISOM.

Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya Raychelle Omamo ayaa dhiggeeda Aljeeriya Sabri Boukadoum kala xaajootay qorshe ay wadajir u dalbanayaan in loo waqti k [...]
MAANHADAL: Maxay tahay sababaha wali shilin Soomaaliga uusan uga dhaqan gelin  qeybo kamid ah suuqyada Puntland (dhegayso)

MAANHADAL: Maxay tahay sababaha wali shilin Soomaaliga uusan uga dhaqan gelin qeybo kamid ah suuqyada Puntland (dhegayso)

Guddiga Sh, So iyo xal u helista qiimaha dhaca ku yimid ayaa todobaadkan soo saareen go' aamo ay ka mid ahaayeen in dowladda ay canshuurta ku qaadato [...]
UNHCR oo sheegtay in qaxooti badan ay galeen dalka Soomaaliya

UNHCR oo sheegtay in qaxooti badan ay galeen dalka Soomaaliya

Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga UNHCR ayaa shaacisay in qaxooti ka badan labaatan iyo afar kun ay nabad galyo u raadsadeen dalka Sooma [...]
Beesha Caalamka oo DFS  ugu baaqday in ay raadiso dowlad Goboleedyada lana gaaro doorasho wadar ogol ah  (Akhriso)

Beesha Caalamka oo DFS ugu baaqday in ay raadiso dowlad Goboleedyada lana gaaro doorasho wadar ogol ah (Akhriso)

Madaxweynayaasha maamul goboleedyadda ayaa xalay yeeshay kulan dhanka telaafanka ka dib dadaallo ay waday maalmihii lasoo dhaafay beesha Caalamka oo k [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. Hoos kaga bogo. https:// [...]
1 906 907 908 909 910 2,821 10896 / 33847 POSTS