GUDDOOMIYE SANYARE: “WAAN KAWAR QABNAY QARAXII GAALKACYO XALAY AY ARGAGIXISADA Al-SHABAAB KA GAYSTEEN” (daawo)

GUDDOOMIYE SANYARE: “WAAN KAWAR QABNAY QARAXII GAALKACYO XALAY AY ARGAGIXISADA Al-SHABAAB KA GAYSTEEN” (daawo)

2 Qof ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax xalay ay Argagixisada Al-shabaab ay ka gaysteen magaalada Gaalkacyo.

waxa uu sheegay in ay ku daba jireen ciidamada amniga qaraxan ka hor inta uusan dhicin.

Guudoomiyaha gobolka Mudigu Sanyare ayaa sheegay in qaraxn uu noqon doono kii udambeeyay oo ay AL-shabaab gaystaan
.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com