MAANHADAL: Maxay tahay sababaha wali shilin Soomaaliga uusan uga dhaqan gelin qeybo kamid ah suuqyada Puntland (dhegayso)

MAANHADAL: Maxay tahay sababaha wali shilin Soomaaliga uusan uga dhaqan gelin  qeybo kamid ah suuqyada Puntland (dhegayso)

Guddiga Sh, So iyo xal u helista qiimaha dhaca ku yimid ayaa todobaadkan soo saareen go’ aamo ay ka mid ahaayeen in dowladda ay canshuurta ku qaadato 20% Sh, so , sidoo kallena waxaa la fasaxay lacagaha halka doolar ka yar in la isugu diro taleefanada, mushaaraadka shaqaalaha iyo ciidamada dowladdana lagu bixiyo 20% sh, so . sariflayaashana waxaa lagu amray inay ruqsad haystaan , haddaba maxay tahay sababaha wali shilin Soomaaliga aan ugu dhaqan gelin suuqyada Puntland intooda badan, fadlan fakerkaaga nala wadaag iyo sida go’aamadan aad u aragto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com