Category: Wararka

1 637 638 639 640 641 2,820 7668 / 33838 POSTS
Ra’iisul Wasaar Rooble oo La Kulmay Amiirka Qadar Sheekh Tamim

Ra’iisul Wasaar Rooble oo La Kulmay Amiirka Qadar Sheekh Tamim

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mohamed Hussein Roble ayaa kulan muhiim ah la qaatay Amiirka dalka Qadar Shiikh Tamim Bin Hamad Al-Thani kaas oo ay kawada hadl [...]
Maxay ka wada hadleen Farmaajo & Abiy Axmed?

Maxay ka wada hadleen Farmaajo & Abiy Axmed?

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Addis-ababa ayaa kulan doceed kula qaatay Ra’iisul W [...]
QM oo ka hadashay dadkii sida qasabka ahayd looga soo barakiciyay Laascaanood

QM oo ka hadashay dadkii sida qasabka ahayd looga soo barakiciyay Laascaanood

Hay’adaha Arrimaha Bani’aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin xarigga iyo barakicinta khasabka ah ee in ka ba [...]
Rooble oo maanta Doha kula kulmaya Amiirka dalka Qatar

Rooble oo maanta Doha kula kulmaya Amiirka dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo xalay lagu soo dhaweeyay Magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa waxaa lagu wadaa in u [...]
Feysal Cali Waraabe: ”Waan Cambaareynayaa Sida Loola Dhaqmay Dadkii Laga Masaafuriyay Laascaanood”

Feysal Cali Waraabe: ”Waan Cambaareynayaa Sida Loola Dhaqmay Dadkii Laga Masaafuriyay Laascaanood”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ee Soomaaliland Faysal Cali waraabe ayaa si kulul uga hadlay qaabka loo maareeyay dadkii sida sharcidarada [...]
Facebook, Whatsapp Iyo Instagram oo Saacado Kadib Dib u Soo Laabtay

Facebook, Whatsapp Iyo Instagram oo Saacado Kadib Dib u Soo Laabtay

Adeegyada bulshada ee Facebook, WhatsApp iyo Instagram ayaa dib u soo laabatay kadib markii uu maqnaa muddo ku dhow lix saacadood. Dhammaan saddexd [...]
Galmudug oo go’aano kasoo saartay xaalufka deegaanka

Galmudug oo go’aano kasoo saartay xaalufka deegaanka

Wasaaradda degaanka iyo isbedelka Cimilada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay amar lagu joojinayo Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha [...]
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Barnaamijka Xulashada Daljir oo lagu soo gudbiyo wararkii ugu dambeeyey dalka iyo dibadda iyo falanqayntooda waxaa soo jeedinaysa Xaawo Axmed Maxamed. [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Addisababa gaaray iyo Ebiya Axmed oo aan ugu tagin garoonka

Madaxweyne Farmaajo oo Addisababa gaaray iyo Ebiya Axmed oo aan ugu tagin garoonka

Madaxweyna muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaalia Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Ad [...]
Diyaarad  ku Burburtay Guri Ku Yaal Magaalada Milan ee Dalka Talyaaniga

Diyaarad ku Burburtay Guri Ku Yaal Magaalada Milan ee Dalka Talyaaniga

Diyaarad khaas ah ayaa ku dhacday guri ku yaal magaalada Milano ee waqooyiga Talyaaniga, waxaana ku dhintay dhammaan sideeddii qof ee saarnaa diyaarad [...]
Abiy Ahmed oo loo dhaariyey Ra’iisal wasaaraha Itoobiya

Abiy Ahmed oo loo dhaariyey Ra’iisal wasaaraha Itoobiya

Abiy Ahmed Cali , ayaa mar kale loo dhaariyey Ra’iisal wasaaraha Itoobiya shanta sano ee soo socota, doorasho in mudda ah soo jiitantey natiijadeedana [...]
Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay  Addis Ababa

Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Addis Ababa

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimadda [...]
1 637 638 639 640 641 2,820 7668 / 33838 POSTS