Ra’iisul Wasaar Rooble oo La Kulmay Amiirka Qadar Sheekh Tamim

Ra’iisul Wasaar Rooble oo La Kulmay Amiirka Qadar Sheekh Tamim

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mohamed Hussein Roble ayaa kulan muhiim ah la qaatay Amiirka dalka Qadar Shiikh Tamim Bin Hamad Al-Thani kaas oo ay kawada hadleen arimo kala duwan oo quseeya xiriirka labada dal ee walaalaha ah.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo kordhinta mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qatar ay ka fuliso Soomaaliya.

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo casuumaad ka helay Madaxda dalka Qatar ayaa safarkiisa waxaa uu kusoo aadayaa xilli aan weli xal laga gaarin khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com