Feysal Cali Waraabe: ”Waan Cambaareynayaa Sida Loola Dhaqmay Dadkii Laga Masaafuriyay Laascaanood”

Feysal Cali Waraabe: ”Waan Cambaareynayaa Sida Loola Dhaqmay Dadkii Laga Masaafuriyay Laascaanood”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ee Soomaaliland Faysal Cali waraabe ayaa si kulul uga hadlay qaabka loo maareeyay dadkii sida sharcidarada ahayd loo barakiciyay ee gaarayay boqolaal ruux

Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in qaabka loo maray uu ahaa hab aan cilmiyeysneyn isla markaana ay ahad in dadkaasi waqti ay ku guuraan la siiyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com