Category: Wararka

1 638 639 640 641 642 2,820 7680 / 33838 POSTS
Duqa Gaalkacyo oo Gurigiisa ku baxnaaninaya Hoyooyin jidka kusoo Umulay

Duqa Gaalkacyo oo Gurigiisa ku baxnaaninaya Hoyooyin jidka kusoo Umulay

Hooyooyin kamid ah dadka Laascaanood laga soo mastaafuriyay ayaa ku umuley jidka, kuwo kalena duleedka Gaalkacayo. Sawirrka maanta. [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Puntland iyo Galmudug oo ka shiray Amniga Magaalada Gaalkacyo

Puntland iyo Galmudug oo ka shiray Amniga Magaalada Gaalkacyo

Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Sareeye guuto Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi Yare) ayaa Maanta booqasho ku tagay Saldhiga bartamaha magaalada Galkaca [...]
Rooble oo laamaha Amniga Baraawe kala hadlay Amniga doorashooyinka

Rooble oo laamaha Amniga Baraawe kala hadlay Amniga doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu wehlinayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis [...]
Xulashada Daljir & Faadumo Dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo Dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faad [...]
Boqolaal Ruux oo Laga soo Tarxiilay Laascaanood oo Gaaray Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal

Boqolaal Ruux oo Laga soo Tarxiilay Laascaanood oo Gaaray Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal

Boqolaal ruux oo ku noolaa magaalada Laascaanood oo laga soo masaafuriyay shalay ayaa xalay gaaray magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal ee Maamulka Pu [...]
Rooble oo u Ambabaxay Magaalada Baraawe

Rooble oo u Ambabaxay Magaalada Baraawe

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Baraawe ee gobo [...]
Itoobiya oo la kulantay cambaareyn Caalami ah

Itoobiya oo la kulantay cambaareyn Caalami ah

Dowladda Itoobiya ayaa la kulmeysa dhaleeceyn kadib go’aankii ay ku cayrisay toddoba sarkaal oo ka tirsan Qaramada Midoobay markii ay ku eedeysay in a [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Boosaaso, [...]
Saciid Deni oo Magacaabay Guddi kasoo talabixiya Amniga Garowe

Saciid Deni oo Magacaabay Guddi kasoo talabixiya Amniga Garowe

Madaxweynaha Dowlag Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddi u magacaabay dardargelinta iyo ka soo talabixinta Amniga magaalooyin [...]
Beesha Caalamka oo Markale Ku Baaqday In La Xaliyo Khilaafka U Dhexeeya Farmaajo Iyo Rooble

Beesha Caalamka oo Markale Ku Baaqday In La Xaliyo Khilaafka U Dhexeeya Farmaajo Iyo Rooble

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ku booriyay in la xaliyo muranka siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble, xooggana la [...]
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Barnaamijka Xulashada Daljir oo lagu soo gudbiyo wararkii ugu dambeeyey dalka iyo dibadda iyo falanqayntooda waxaa soo jeedinaysa Xaawo Axmed Maxamed. [...]
1 638 639 640 641 642 2,820 7680 / 33838 POSTS