Category: Wararka

1 640 641 642 643 644 2,820 7704 / 33831 POSTS
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo Doortay Senatar Aqalka Sare

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo Doortay Senatar Aqalka Sare

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa loo doortay Senatar Aqalka Sare kadib markii uu tartan adag oo kursiga saddexaad ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho. [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Cabdi Xaashi oo markale loo doortay Sanoter Aqalka Sare

Cabdi Xaashi oo markale loo doortay Sanoter Aqalka Sare

Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socota doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, waxaana goordhow la doortay Sanoterkii [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim [...]
Kenya oo markale duqeysay  gobolka  Gedo

Kenya oo markale duqeysay gobolka Gedo

Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa saaka waxaa ay duqeymo culus ka fuliyeen degaano hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, waxaana ka dhashay k [...]
Axmed Madoobe: “Ra’iisal Wasaraha shaqo dacalka la haysto ma qaban karo”

Axmed Madoobe: “Ra’iisal Wasaraha shaqo dacalka la haysto ma qaban karo”

adaxwaynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo khudbad dheer ka jeediyay maanta magaalada Kismaayo ayaa caddeeyay in mowqifka [...]
Doorashada Lix kursi oo ka Tirsan Kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyay

Doorashada Lix kursi oo ka Tirsan Kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobolada Waqooyi ee dalka ayaa shaaciyay in Subaxnimada Arbacada ee 29ka bisha September la qaban doono lix kursi oo [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihi [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Qardho (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Qardho (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Qard [...]
GAROWE:  Booliiska Puntland oo la wareegay Qalab loogu talo galay sugida Amniga doorashada (daawo)

GAROWE: Booliiska Puntland oo la wareegay Qalab loogu talo galay sugida Amniga doorashada (daawo)

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa la wareegay Qalab ay Qaramada Midoobay ugu tala gashay Sugudida Amniga Doorashada Xilibaanada Soomaaliya ee la [...]
Maxay ka wada hadleen  Madaxweyne Deni & Safiirka Ingiriiska?

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & Safiirka Ingiriiska?

Madaxwynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaali [...]
Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Gaalkacyo idinkaga so [...]
1 640 641 642 643 644 2,820 7704 / 33831 POSTS