Category: Wararka

1 641 642 643 644 645 2,820 7716 / 33831 POSTS
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim [...]
Guddoomiye Cabdi Xaashi: “Koonfur iyo Woqooyi waxaa isku dirayaa waa baahi”

Guddoomiye Cabdi Xaashi: “Koonfur iyo Woqooyi waxaa isku dirayaa waa baahi”

Guddoomiye Cabdi Xaashi: "Koonfur iyo Woqooyi waxaa isku dirayaa waa baahi" [...]
Haweeney Soomaaliyeed oo loo doortay Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Ismaamulka Itoobiya

Haweeney Soomaaliyeed oo loo doortay Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Ismaamulka Itoobiya

Haweeney Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Faa'isa Maxamed Cumar ayaa loo doorray Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Ismaamulka Addis Ababa. Waa ga [...]
ONLF oo soo dhoweysey Go’aankii ay xilka isaga casishay Wasiirkii Haweenka Itoobiya

ONLF oo soo dhoweysey Go’aankii ay xilka isaga casishay Wasiirkii Haweenka Itoobiya

Jabhadda ONLF ayaa soo dhoweysey Go'aankii ay xilka isaga casishay Wasiirkii Haweenka, Dhalinyarada iyo Caruurta Dawlada Federalka ah ee Ethiopia. Wa [...]

Wasiir Beyle oo ka qeyb galay Shirka deyn cafinta Soomaaliya

Shir dhinaca Khadka Internet-ka ah ee Aalada (Zoomka) una dhaxeeya mas’uuliyiin ka tirsan Bangida Adduunka iyo IMF iyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya [...]
Safiirka Somalia ee dalka Tanzania oo Waraaqaha Aqoonsiga laga guddoomay

Safiirka Somalia ee dalka Tanzania oo Waraaqaha Aqoonsiga laga guddoomay

Marwo Danjire Sahra Cali Xasan, ayaa waxa ay warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania ku wareejisay Madaxweynaha dal [...]
KENYA: Khasaare ka dhashay Qarax Miino oo ka dhacay  Gobolka Lamu

KENYA: Khasaare ka dhashay Qarax Miino oo ka dhacay Gobolka Lamu

Ugu yaraan shan iyo toban ka tirsan maleeshiyada Al -Shabaab ayaa shalay ku dhintay weerar loo adeegsaday Walxaha Qarxa (IED) oo ka dhacay Lamu oo u d [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdinaasir jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdinaasir jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inooga ka daadihinaya War [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Ibraahin, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Ibraahin, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya cXakiin Xuseen Xasan, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe [...]
Taliyaha Cidamada Lugta ee Dalka Uganda oo lakumay Rooble & Farmaajo

Taliyaha Cidamada Lugta ee Dalka Uganda oo lakumay Rooble & Farmaajo

Taliyaha Ciidamada lugta Uganda Lt. General Muhoozi Kainerugaba iyo Saraakiil ciidan uu hoggaaminayay oo soo gaaray Muqdisho ayaa maanta si kala gaar [...]
Shiinaha oo  Soomaaliya u soodiraya Markab dagaal & Ciidamo

Shiinaha oo Soomaaliya u soodiraya Markab dagaal & Ciidamo

Markabkii 39-aad ee Ciidanka Badda Shiinaha ayaa ka soo ambabaxay magaalada Qingdao, oo ku taal Gobolka Shandong ee bariga Shiinaha, si uu u fuliyo ha [...]
1 641 642 643 644 645 2,820 7716 / 33831 POSTS