Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo Doortay Senatar Aqalka Sare

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo Doortay Senatar Aqalka Sare

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa loo doortay Senatar Aqalka Sare kadib markii uu tartan adag oo kursiga saddexaad ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wareeggii labaad ayuu Cabdi IsmaaciiL Samatar Samatar oo ah Aqoonyahan caan ah waxa uu helay 25 cod halka Profoserkii la tartayay Maxamed Maxamuud Allabari uu ka helay 21 cod.

Waxaa weli ka sii socda magaalada Muqdisho doorashada lix kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee gobolada waqooyi ee dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com