GAROWE: Booliiska Puntland oo la wareegay Qalab loogu talo galay sugida Amniga doorashada (daawo)

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa la wareegay Qalab ay Qaramada Midoobay ugu tala gashay Sugudida Amniga Doorashada Xilibaanada Soomaaliya ee la filayo in ay ka dhacdo Puntland.

Gaashaanle Sare Axmed Cadi Sugulle madaxa Xafiiska Howlgalka Midaysan ee laamaha Amniga Puntland ayaa sharaxaad ka bixiyay Qalabkan iyo waxa uu ka kooban yahay.

Waxa uu sheegay Taliyaha in qalabka uu ka koo an yahay mid ay Ciidamada isku maqli lahaayeen ee Gacanka, kaas oo ku xiray Magaalooyinka, Gaalkacyo, Garoowe iyo Boosaaso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com