Rooble oo u Ambabaxay Magaalada Baraawe

Rooble oo u Ambabaxay Magaalada Baraawe

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Baraawe ee gobolka Sh/hoose.

Magaalada Baraawe ayaa waxaa ku sugan wafdi ka socda maamulka Koofurgalbeed oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Koofurgalbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com