Galmudug oo go’aano kasoo saartay xaalufka deegaanka

HomeWararka

Galmudug oo go’aano kasoo saartay xaalufka deegaanka

Wasaaradda degaanka iyo isbedelka Cimilada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay amar lagu joojinayo Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha

Wasiir Xaniifo Xaabsade: “Ciidamo ka amar qaata Madaxweyne Laftagareen ayaa Hooyaday & Habaryartey soo weeraray”
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telefanka Kula Hadlay Xoghayaha Arrimaha Dibadda USA

Wasaaradda degaanka iyo isbedelka Cimilada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay amar lagu joojinayo Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha iyo ugaarsiga duur-joogta.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda degaanka iyo isbedelka Cimilada Galmudug Sanoter Siciid Siyaad Shirwac ayaa waxaa lagu amray hay’adaha kala duwan ee Galmudug inay ka gutaan amarkaan waajibkooda kaga aadan, isla markaana ay qabtaan sharcigana horgeeyaan dadka aan u hoggaansamin amarkaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: