Wasiir Xaniifo Xaabsade: “Ciidamo ka amar qaata Madaxweyne Laftagareen ayaa Hooyaday & Habaryartey soo weeraray”

HomeWararka

Wasiir Xaniifo Xaabsade: “Ciidamo ka amar qaata Madaxweyne Laftagareen ayaa Hooyaday & Habaryartey soo weeraray”

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska DFS Xaniifa Xaabsade ayaa sheegtay in Madaxweynaha K/Galbeed Cabdicasiis Laftagareen Ciidan ka amar qaata oo NISA ah ay weerar ku qaadeen gurigga Hoyaadeed, Sidoo kalena ay dil ugu hanjabeen habaryarteed. Halkan ka Akhriso qoraalka ay bogooda soo dhigtay.

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Wacaal Darey ah: Baarlamaanka oo ansixiyay Sharciga doorashooyinka

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska DFS Xaniifa Xaabsade ayaa sheegtay in Madaxweynaha K/Galbeed Cabdicasiis Laftagareen Ciidan ka amar qaata oo NISA ah ay weerar ku qaadeen gurigga Hoyaadeed, Sidoo kalena ay dil ugu hanjabeen habaryarteed.

Halkan ka Akhriso qoraalka ay bogooda soo dhigtay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0