Category: Wararka

1 2,427 2,428 2,429 2,430 2,431 2,823 29148 / 33871 POSTS
Maqaal: Soomaali Hadaan Nahay ,Maxaa inaga Khaldan ?

Maqaal: Soomaali Hadaan Nahay ,Maxaa inaga Khaldan ?

Waxaan rabaa in aan tilmaamo meelaha ayno ka khaldanahay ama ka jilicsanahay hadaynu nahay umada soomaaliyeed.dadkeenu malaha qor shayn fog oo timaada [...]
Guddoonka Waxbarashada Qardho oo ka hadlay Ardayda Waxbarashadda uga Harta Lacag la’aanta (dhegayso)

Guddoonka Waxbarashada Qardho oo ka hadlay Ardayda Waxbarashadda uga Harta Lacag la’aanta (dhegayso)

Siciid Maxamed Faahiye Guddoonka Waxbarashadda Degmadda Qardho oo ka hadlayaay Munaasabad kadhacday qardho ayaa ka hadlay Ardayda danyarta ah ee Lacag [...]
Tababaraha Xulka Kubadda Cagta Puntland oo Dhaliil loo jeediyaay (dhegayso)

Tababaraha Xulka Kubadda Cagta Puntland oo Dhaliil loo jeediyaay (dhegayso)

Burhaan Xirfato oo ah Khabiir Sports oo kunool Magaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ,ayaa dhaliil u jeediyaay ku'aadan qaabka tababareed ee Xul [...]
Dowladda Maraykanka oo Joojinaysa Saadkii Ciidamada DFS siin jireen

Dowladda Maraykanka oo Joojinaysa Saadkii Ciidamada DFS siin jireen

Sida lagu qoray wakaaladda wararka Reuters dawlada Maraykanka ayaa joojisay taageeradda dhanka saadka ah ee uu siin jiray ciidamada Militryga Soomaali [...]
Taliyaha Ciidanka Xooga Janaraal Gorod:“ Galmudug iyo Puntland Hadhamaystiraan Heshiskoodii“ (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Xooga Janaraal Gorod:“ Galmudug iyo Puntland Hadhamaystiraan Heshiskoodii“ (dhegayso)

Cabdiweli Jaamac Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaalkcyo ka hadlayaay ayaa ugu baaqay Maamuladda Puntland iyo Galmudug inay dhamaystiraan he [...]
Maraykanka oo Baritaan ku Samaynnaya Weraarkii Bariire

Maraykanka oo Baritaan ku Samaynnaya Weraarkii Bariire

Madaxa Ciidamada Mareynkanka ee Africa,ayaa codsaday in baaritaan dheeri ah lagu sameeyo weerarkii bishii August ka dhacay deegaanka Bariire hadii ay [...]
Saraakil Katirsan Ciidanka Xoogga oo Tababar Muqdisho loogu Soo Xiray (Sawiro)

Saraakil Katirsan Ciidanka Xoogga oo Tababar Muqdisho loogu Soo Xiray (Sawiro)

Abuun duulaha Taakuleynta Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaalieed Sarreeye Guuto Bile Maxamed Aadan iyo Abaanduulaha Qeybta 12ka April ahna Madax [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle ka soojee [...]
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo waxaana aroortaan idiin akhrinaya cXakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta [...]
Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Kormeeray Jaamacada algaduud University Cabudwaaq (dhegayso)

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Kormeeray Jaamacada algaduud University Cabudwaaq (dhegayso)

Madaxweyne Ku Xigeenka Mamaamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta kormeertay Jaamacadda Galgaduud University Maga [...]
Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga, Kobaca dhaqaalaha dalka, Dhismaha Ciidanka Xoogga dalka iyo qodobo kale.

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga, Kobaca dhaqaalaha dalka, Dhismaha Ciidanka Xoogga dalka iyo qodobo kale.

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumad [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka sooje [...]
1 2,427 2,428 2,429 2,430 2,431 2,823 29148 / 33871 POSTS