Saraakil Katirsan Ciidanka Xoogga oo Tababar Muqdisho loogu Soo Xiray (Sawiro)

HomeWararka

Saraakil Katirsan Ciidanka Xoogga oo Tababar Muqdisho loogu Soo Xiray (Sawiro)

Abuun duulaha Taakuleynta Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaalieed Sarreeye Guuto Bile Maxamed Aadan iyo Abaanduulaha Qeybta 12ka April ahna Madax

Keenista Meydka Marxuun Yariisow oo dib u dhacday
liyuu Boolis & Al-Shabaab oo Guulo ka kala sheegtay kadib dagaal ku dhexmaray Bakool
Guddiga doorashadda Jubbaland oo soo saaray shuuraha laga doonayo Musharixinta (Akhriso)

Abuun duulaha Taakuleynta Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaalieed Sarreeye Guuto Bile Maxamed Aadan iyo Abaanduulaha Qeybta 12ka April ahna Madaxa howl gelinta qeybtaas Sarreeye Guuto Maxamuud Macalin Koronto, ayaa Magaaladda Muqdisho tababar ugu soo xiray Saraakiil ka tirsan Qeybta 12ka April.

Saraakiishan, ayaa la baray muddii tababarka u socday Isticmaal isgaarsiinta Casriga ah iyo qaabka loo fuliyo Howlgalada gaarka ah, waxaana tababarkaan bixinayey Midowga Yurub.

Gen Bile iyo Gen Koronto oo la hadlay Saraakiishaasi, ayaa kula dardaarmay inay la yimaadaan howlkarnimo, islamarkaana aqoontii ay barteen ay uga faa’iideeyaan Ciidanka, iyaggoo ugu baaqay inay dhexda u xirtaan siddii dalka looga xoreyn lahaa Kooxda Nabad diidka ah ee Alshabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: