Category: Wararka

1 2,428 2,429 2,430 2,431 2,432 2,819 29160 / 33825 POSTS
Dowladda Somaaliya oo la Wareegtay Dhalinyaro Maxaabis ah oo laga keenay Sechelles

Dowladda Somaaliya oo la Wareegtay Dhalinyaro Maxaabis ah oo laga keenay Sechelles

Maxabistaan oo Tiradooda Gareeysay Todobo Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ku Xirnaa jaziirada Sechelles ayaa maanta dib loogu soo celiyay dalka, Waxaan [...]
Caruurta Darbijiifka Boosaaso oo Dayac Xoogan soo Wajahay (dhegayso)

Caruurta Darbijiifka Boosaaso oo Dayac Xoogan soo Wajahay (dhegayso)

Magaaladda Boosaaso Caruurta an haysan Hoy iyo meelay ka harsadaan qoraxda ayaa haatan nolashooda laga dayriinaya ,iyado Radio daljir booqosho ku tagt [...]
Abaanduulaha Ciidamadda Xogga Dalka oo ka hadlay XirirkaMaamulka Sh/hoose iyo Alshabaab (dhegayso)

Abaanduulaha Ciidamadda Xogga Dalka oo ka hadlay XirirkaMaamulka Sh/hoose iyo Alshabaab (dhegayso)

Abaan duulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood oo maanta shir jaraaid kuqabtay gobolka shabeelaha hoose oo ah halka ay cii [...]
Wasiir Bayle DFS: “Waxa ay ku guulaysatay in caalamka uu ka caqifiyo qayb kamid aha daymihii lagulahaa (dhegayso)”

Wasiir Bayle DFS: “Waxa ay ku guulaysatay in caalamka uu ka caqifiyo qayb kamid aha daymihii lagulahaa (dhegayso)”

DFS ayaa maanta shaacisay in Somalia ay guul ka keentay Tijaabadii ay wada sameeyeen dowlada iyo bangiga aduunka oo qeyb ka ah Qorshaha deymaha looga [...]
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Xeradda Ciidanka 54-aad ee Garowe (dhegayso+Sawiro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Xeradda Ciidanka 54-aad ee Garowe (dhegayso+Sawiro)

Taliyaha ciidanka xooga dalka soomaliya General Cabdiweli jaamac gorod oo garoowe shalay sooo gaaray aya saaka booqday Xerada 54 ee duleedka waqooyi e [...]
Degmadda Buraan oo laga dhagax dhigay Cisbitaal dadka loogu adeego (dhegayso)

Degmadda Buraan oo laga dhagax dhigay Cisbitaal dadka loogu adeego (dhegayso)

Degmada buraan ee heylaan ayaa waxa laga dhagaxx dhigay isbitaal wayn oo ah kii ugu horeeyay oo noociisa ah oo laga hirgaliyo degmada. isbitaalkan [...]
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Marxuum Wariye Maxamed Ibraahim Gabow oo lagu Aasay Muqdisho (dhegayso)

Marxuum Wariye Maxamed Ibraahim Gabow oo lagu Aasay Muqdisho (dhegayso)

Alaha unaxariistee maanta magaalada muqdisho waxaa lagu aasay wariye Maxamed ibraahin Gaabow oo katirsanaa tvga kalsan xaruntiisa Magaalada Muqdisho. [...]
Ruushka oo ciidankiisa kala baxaya dalka Suuriya

Ruushka oo ciidankiisa kala baxaya dalka Suuriya

Dowladda Ruushka ayaa la baxaysa ciidamadeeda ku sugan wadanka Suuriya, sidaasina waxaa sheegay Wasiirka Gaashaandhigga ee Ruushka Sergei Shoigu. G [...]
Duqayn Diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Shabeelada hoose

Duqayn Diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Shabeelada hoose

Duqayntan ayaa ka dhacday deegaanka Mubaarak oo katirsan gobolka Shabeelada Hoose abaare sadexdii habeenimo oo saq dhexe xiliga Geeska Afrika, waxaana [...]
Madaxwayne Farmaajo oo kulan degdeg ah uga qaybgalaya Turkiga

Madaxwayne Farmaajo oo kulan degdeg ah uga qaybgalaya Turkiga

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa saacado kahor lagu soo dhoweeyey magaalada Istambuul ee dalka Turkiga, waxaana [...]
Wasiirka Warfaafinta oo Hadal Kasoo saaray wariye lagu dilay Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta oo Hadal Kasoo saaray wariye lagu dilay Muqdisho

Wasiirka warfaafinta ee dowladda faderaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa cambaareeyey dilka wariye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo katirsan [...]
1 2,428 2,429 2,430 2,431 2,432 2,819 29160 / 33825 POSTS