Category: Wararka

1 2,426 2,427 2,428 2,429 2,430 2,824 29136 / 33881 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a [...]
Wasiir Hore Aamino: ”Wasiir Khadiijo Ayaa Ciidamo Igu Dalbatay Xili Aan Ku Sugnaa garoonka Koonis ”(dhegayso)

Wasiir Hore Aamino: ”Wasiir Khadiijo Ayaa Ciidamo Igu Dalbatay Xili Aan Ku Sugnaa garoonka Koonis ”(dhegayso)

Amino Maxamed Mursal oo ahayd Wasiirka Haweenka Xukuumadda Soomaaliya xiligii dolwadii KMG, aheyd ee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf kana mid aheyd Baar [...]
Madaxweyne Camey oo Garowe ka daah-furay Qorshe lagu hormarinayo Ciidanka Booliska PL (dhegayso)

Madaxweyne Camey oo Garowe ka daah-furay Qorshe lagu hormarinayo Ciidanka Booliska PL (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cbdi Xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar camaya ayaa maanata daah-furay qorshe toban sano ah oo lagu horumarinayo ciidan [...]
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 50aad

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 50aad

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto - Taxanaha 50aad http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a353f5503010091da765141/Sheekada+Ismadhaanto+ [...]
Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Hakiyaay Kulamadii Guud

Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Hakiyaay Kulamadii Guud

Kalanka Maanta MudanayaAsha Golaha Shacabka ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ayaa Waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane [...]
Xafladda Arday ku Qalinbanayeen oo lagu qabtay Cabudwaaq (dhegayso)

Xafladda Arday ku Qalinbanayeen oo lagu qabtay Cabudwaaq (dhegayso)

Xaflad Abaalmarino lagu gudoonsiinayay qaar kamid ah ardeyda Iskuulka Aayatiin ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud. Ayaanle [...]
Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab iyo xoogag taageersan Abuu Mansuur oo dagaal uu ka dhex qarxay

Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab iyo xoogag taageersan Abuu Mansuur oo dagaal uu ka dhex qarxay

Dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshiyaad kala taageersan Al-shabaab iyo afhayeenkoodii hore Abuu Mansuur oo wada hadal kula jirta dowladda Soomaaliya a [...]
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo Bosaaso ka furtay shir lagu qiimaynayo caafimaadka Bari iyo Gardafu (dhegayso)

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo Bosaaso ka furtay shir lagu qiimaynayo caafimaadka Bari iyo Gardafu (dhegayso)

Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta oo Sabti ah waxaa ka furmay shir dib loogu eegayo baahida caafimaad ee gobolada Bari iyo Gardafu [...]
Rabshado kadhacay dalka Itoobiya oo lagu dilay 65 Soomaali ah

Rabshado kadhacay dalka Itoobiya oo lagu dilay 65 Soomaali ah

Rabshado kadhacay dalka Itoobiya ayaa sababay dhimashada 65-ruux sida ay dad deegaankaasi ay u sheegeen warbaahinta. Dadkan ayaa geeriyooday kadib [...]
Gaalkacyo: Waddooyin kuxirmay dagaalada oo dib loo furay

Gaalkacyo: Waddooyin kuxirmay dagaalada oo dib loo furay

Waxaa maanta dib loo furay wadooyin ku yaala magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug oo ku xirmay dagaalo horay u dhexmaray dhinacyo kasoo kala [...]
Kalfadhiga labaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lasoo xirayo

Kalfadhiga labaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lasoo xirayo

Waxaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa in sirasmi ah loo soo xiro kalfadhigii labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, kalfadhigan ayaa waxaa soo xiraya madaxw [...]
1 2,426 2,427 2,428 2,429 2,430 2,824 29136 / 33881 POSTS