Rabshado kadhacay dalka Itoobiya oo lagu dilay 65 Soomaali ah

Rabshado kadhacay dalka Itoobiya oo lagu dilay 65 Soomaali ah

Rabshado kadhacay dalka Itoobiya ayaa sababay dhimashada 65-ruux sida ay dad deegaankaasi ay u sheegeen warbaahinta.

Dadkan ayaa geeriyooday kadib iska horimaadyo dhexmaray ismaamulka Oromada iyo Soomaalida Itoobiya.

Dagaalo u dhaxeeya labada dhinac oo ku salaysan dhinaca dhulka ayaa muddooyinkii u dambeeyey kusii baahayay gobolada labada maamul oo hoos taga dowlada Itoobiya.

Dowladda Itoobiya ayaa ciidamo u dirtay deegaanadaasi si’ay ukala dhexgalaan dhincyada rabshada ay u dhaxayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com