Madaxweyne Camey oo Garowe ka daah-furay Qorshe lagu hormarinayo Ciidanka Booliska PL (dhegayso)

Madaxweyne Camey oo Garowe ka daah-furay Qorshe lagu hormarinayo Ciidanka Booliska PL (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cbdi Xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar camaya ayaa maanata daah-furay qorshe toban sano ah oo lagu horumarinayo ciidanka boliska Puntland waxaana ka qeyb galaya oo Puntland ka tageeraya Hay,ada Dhowr ah oo ay ka mid tahay UNDP .

Wuxuuna qorshahana ka dhashay heshiis ay horay madaxda dalka iyo kuwa maamuladu gaaren waqtigii dawladii xasan sheikh maxamuud .

Sida uu warbintana inoogu hayo Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garooowe jooga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com