Tababaraha Xulka Kubadda Cagta Puntland oo Dhaliil loo jeediyaay (dhegayso)

HomeWararka

Tababaraha Xulka Kubadda Cagta Puntland oo Dhaliil loo jeediyaay (dhegayso)

Burhaan Xirfato oo ah Khabiir Sports oo kunool Magaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ,ayaa dhaliil u jeediyaay ku'aadan qaabka tababareed ee Xul

“Rooble waxaan dhihi karaa waa Diciif Siyaasi ah,” (Falanqeyn)
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil (dhegayso)
Saraakil ka tirsan Ciidanka AMISOM oo booqday xaruntay ka dhacayso doorashada Jubbaland (Daawo)

Burhaan Xirfato oo ah Khabiir Sports oo kunool Magaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ,ayaa dhaliil u jeediyaay ku’aadan qaabka tababareed ee Xulka Kubadda Cagta ee Puntland,isago ka hadlay qaabka difaaca Kooxdaas iyo waxyaabaha ka qaldan sanadkan Xulka Kubadda Cagta Puntland.

Burhaan ayaaa codsi u diray Wasiirka Cayaaraha Puntland,isago ku baaqay in la keeno khabiir Ciyareed oo kala haggi kara dhalinyarada ciyaaraysa,wuxuna ku baaqay in hadda loo bahanyahay in qabka ciyareed ee xulka Kubadda Cagta wax laga baddalo.

Dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: