Taliyaha Ciidanka Xooga Janaraal Gorod:“ Galmudug iyo Puntland Hadhamaystiraan Heshiskoodii“ (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Xooga Janaraal Gorod:“ Galmudug iyo Puntland Hadhamaystiraan Heshiskoodii“ (dhegayso)

Cabdiweli Jaamac Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaalkcyo ka hadlayaay ayaa ugu baaqay Maamuladda Puntland iyo Galmudug inay dhamaystiraan heshiiskii Nabadeed ee horrey labada dhinac u wadda gaaren.

Taliyaha ayaaa sheegay in Magaaladda Gaalkcyo ay u baahantahay Nabad buuxda,isago shacabka labadda dhinac ugu baaqay inay Nabadda mar walba ka shaqeyaan.

Dhegayso Codka Gorod

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com