Category: Wararka

1 2,252 2,253 2,254 2,255 2,256 2,821 27048 / 33847 POSTS
Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka inoo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi oo k [...]
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso) Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroort [...]
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay i [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, xarunta Daljir Garowe. Dhegayste ha illaaw [...]
Qaraneeda Puntland oo Maanta Hogaan Cusub doortay (dhegayso)

Qaraneeda Puntland oo Maanta Hogaan Cusub doortay (dhegayso)

Ururka Qareenadda Puntland ayaa Maanta Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ku qabtay Munaasabad ay ku dooranayeen Guddoomiye Hogaamiya Ururkaas, [...]
Xaafun oo Mudo kaddib yeelanaysa Gole deegaan (dhegayso)

Xaafun oo Mudo kaddib yeelanaysa Gole deegaan (dhegayso)

Degmadda Xafuun ee Gobalka Karkaar ayaa 13 sano kadib Markan yeelanaysa Golle degaan,taas oo dadka degaanku samaysanayan ,iyado Bulshadda Xafuun baahi [...]
Dowladda Somaaliya oo laga codsaday u kuurgalka dhalinyaro ku xiran xabsiyadda Tanzania (dhegayso)

Dowladda Somaaliya oo laga codsaday u kuurgalka dhalinyaro ku xiran xabsiyadda Tanzania (dhegayso)

Dalka Tanzania gaar ahaan Xabsiyadda Dalkaas Waxaa ku xir xiran dhalinyaro Somaliyeed oo loo haysto dambiyo kala duwan, kuwaas oo Sanado baddan ku xir [...]
Xiisad dagaal oo laga soo sheegayo degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool (dhegayso)

Xiisad dagaal oo laga soo sheegayo degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool (dhegayso)

Degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool waxaa shalay gaaray saraakiisha hawlgalada ciidamada Puntland. Waxaa kale oo isla shalay gaaray jiidda hore Issimada [...]
Alshabaab oo Weraar ku qaaday Saldhig Ciidamadda AMISOM  leeyihin

Alshabaab oo Weraar ku qaaday Saldhig Ciidamadda AMISOM leeyihin

Sida Wararka an ku helayno ,degaanka Buulo mareer ee gobalka Shabeelaha Hoose Xarakada alshabaab ayaa Weraar ku qaaday saldhig CiidamaddaAMISOM kuleey [...]
Guddoomiyaha Gobolka oo sheegay degmooyin hor leh in la gaarsiin doono dhismaha Jidka Sodonka

Guddoomiyaha Gobolka oo sheegay degmooyin hor leh in la gaarsiin doono dhismaha Jidka Sodonka

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo warbixin ka dhageystay Injineerada ku howlan dhi [...]
Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Magacabay 4 Masuul (Akhriso)

Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Magacabay 4 Masuul (Akhriso)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-70/042018 uu ku magacaabay 24 Masuul. [...]
1 2,252 2,253 2,254 2,255 2,256 2,821 27048 / 33847 POSTS