Category: Wararka

1 2,251 2,252 2,253 2,254 2,255 2,821 27036 / 33847 POSTS
Ururka Saxafiiyinta Somaliyeed ee NUSUJ oo Gaalkacyo Tababar ugu qabatay 30 Wariye (dhegayso/Sawiro)

Ururka Saxafiiyinta Somaliyeed ee NUSUJ oo Gaalkacyo Tababar ugu qabatay 30 Wariye (dhegayso/Sawiro)

Ururka saxafiiyinta qaranka Somaliyeed ee NUSUJ ayaa kabilaabay Gobalada dalka Tababar lasiinayo dhalinyarada saxafiiyinta ah ,kaas oo ku aadan kor u [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Xasan Heykal ayaana soojeedinaya. Hoos ka dhega [...]
Roobab khasaare gaystay oo ka da’ay Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya (dhegayso)

Roobab khasaare gaystay oo ka da’ay Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya (dhegayso)

Meelo badan oo kamid aha Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya waxaa ka da,ay Robab gaystay khasaare laxaadleh , waxaana la layahay ilaa iyo haatan 3 qof oo [...]
Dhalinyaro iyo Ganacsato ku Xirnaa Xabsiyadda Iraan oo Boosaaso gaaray (dhegayso/Sawiro)

Dhalinyaro iyo Ganacsato ku Xirnaa Xabsiyadda Iraan oo Boosaaso gaaray (dhegayso/Sawiro)

24 Maxaabiis oo ahaa ganacsato Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Iiran ayaa maanta lagasoo dajiyay magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. Raggaan [...]
Shacabka Cabudwaaq oo Madaxda Galmudug kala hadlay Baahiyaha ay qabaan (dhegayso)

Shacabka Cabudwaaq oo Madaxda Galmudug kala hadlay Baahiyaha ay qabaan (dhegayso)

Wasiiro katirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka qayb galay Codeyn Bulshada Caabudwaaq ay ku dooranayeen Shan baahiyood oo wax kaqabashadooda loo s [...]
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Kormeeray Qaar kamida Xarumaha Dawladda Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Kormeeray Qaar kamida Xarumaha Dawladda Puntland.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 2 April 2018 waxaa uu kormeer ku sameeyey qaar kamida [...]
Guddoomiye Yarisow oo daah-furay hab casri ah oo loo adeegsan doono aruurinta qidmadaha gaadiidka dadweynaha

Guddoomiye Yarisow oo daah-furay hab casri ah oo loo adeegsan doono aruurinta qidmadaha gaadiidka dadweynaha

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daah-furay barnaamij cusub oo nuuc casri [...]
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bossaso idinkaga soo jeedinaya Xusee [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo isniin ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxm [...]
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Booqday Xarunta Caruurta celinta Caruurta Darbi jiifka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Booqday Xarunta Caruurta celinta Caruurta Darbi jiifka

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan oo ay wehliyaan ku xiggeenadiisa iyo Saraakiil kale, ayaa maanta [...]
Ra’isalwasaaraha cusub ee Itoobiya oo qorsheynaya Waddahadalo uu la galo Eritrea

Ra’isalwasaaraha cusub ee Itoobiya oo qorsheynaya Waddahadalo uu la galo Eritrea

Rai’salwasaaraaha cusub ee Dalka Itoobiya Abiy Ahmed,ayaa maanta loo dhaariyay xilka Ra’isalwasaraaha Dalkaasi,waxaana munaasibadda dhaarta kaddib uu [...]
Ciidanka Dowladda Somaaliya oo kaashanaya AMISOM oo howlgalo kawadda Shabeelaha Hoose

Ciidanka Dowladda Somaaliya oo kaashanaya AMISOM oo howlgalo kawadda Shabeelaha Hoose

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgalo ka wada deegaano hoos tagga Kuntu-waarey oo ay shalay ku dagaalameen Ciidamada Dowl [...]
1 2,251 2,252 2,253 2,254 2,255 2,821 27036 / 33847 POSTS