Shacabka Cabudwaaq oo Madaxda Galmudug kala hadlay Baahiyaha ay qabaan (dhegayso)

Shacabka Cabudwaaq oo Madaxda Galmudug kala hadlay Baahiyaha ay qabaan (dhegayso)

Wasiiro katirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka qayb galay Codeyn Bulshada Caabudwaaq ay ku dooranayeen Shan baahiyood oo wax kaqabashadooda loo soo bandhigay.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac Ayaa Warbixintan Kaso diray Cabduwaaq

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com