Roobab khasaare gaystay oo ka da’ay Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya (dhegayso)

Meelo badan oo kamid aha Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya waxaa ka da,ay Robab gaystay khasaare laxaadleh , waxaana la layahay ilaa iyo haatan 3 qof oo labo kamid aha ay Caruur yihiin .

Roobabkan ayaa ku soo beegmaya xili Madaxweynaha Soomaaliland uu shalay Seegay in ay Gobolada Waqooyi ay ka jiraan Abaaro saameen ku yeeshay dadka iyo duunyada.

Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Soomaaliland Maxamed kaahin Axmed ayaa faah faahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay roobabkaasi .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com