Dowladda Somaaliya oo laga codsaday u kuurgalka dhalinyaro ku xiran xabsiyadda Tanzania (dhegayso)

Dalka Tanzania gaar ahaan Xabsiyadda Dalkaas Waxaa ku xir xiran dhalinyaro Somaliyeed oo loo haysto dambiyo kala duwan, kuwaas oo Sanado baddan ku xiran dalkaas.

Qaar kamid ah Eheladda Dadkaas oo Daljir la hadlay ayaa ka codsaday Madaxda ugu saraysay Dowladda Somaaliya inay kaalin muhiim ah ka qaatan sii deynta maxaabiista.

Wariye Cabdulqaadir Yuusuf Irshaad ayaa Warbixintan Muqdisho ka soo diray


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com