Xaafun oo Mudo kaddib yeelanaysa Gole deegaan (dhegayso)

HomeWararka

Xaafun oo Mudo kaddib yeelanaysa Gole deegaan (dhegayso)

Degmadda Xafuun ee Gobalka Karkaar ayaa 13 sano kadib Markan yeelanaysa Golle degaan,taas oo dadka degaanku samaysanayan ,iyado Bulshadda Xafuun baahi

PUNTLAND OO DAAHFURTEY QEYBTA MANHAJKA DUGSIYADA HOOSE (DAAWO)
DFS oo ka hadashay xaaladdihi ugu dambeyeey ee Covid19
Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday baahinta wararka Al-Shabaab

Degmadda Xafuun ee Gobalka Karkaar ayaa 13 sano kadib Markan yeelanaysa Golle degaan,taas oo dadka degaanku samaysanayan ,iyado Bulshadda Xafuun baahi weyn u qabeen Maamul iyo Golle degaan oo dhamaystiran.

Waxaa gaaray Magaaladda Xaafun Wafdi kasocda Maamulka Gobalka Karkaar iyo Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dowladda Hoose ee Puntland iyado ujeedka halkaas u tageen ay tahay samaynta Golle degaan.

Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Degmadda Xaafun Yuusuf Siciid oo Waraysi sinayaay Radio Daljir ayaa sheegay in wafdigan ujeedkoodu uu yahay samaynta Golle degaan.

Xasan heykal ayaa Khadka Taleefanka kula Xiriiray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: