Xiisad dagaal oo laga soo sheegayo degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool (dhegayso)

HomeWararka

Xiisad dagaal oo laga soo sheegayo degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool (dhegayso)

Degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool waxaa shalay gaaray saraakiisha hawlgalada ciidamada Puntland. Waxaa kale oo isla shalay gaaray jiidda hore Issimada

Soomaaliya & Azerbaijan oo heshiis kala saxiixday
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo billowday olalaha qalliinka Faruuryaha (dhegayso)

Degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool waxaa shalay gaaray saraakiisha hawlgalada ciidamada Puntland. Waxaa kale oo isla shalay gaaray jiidda hore Issimada Puntland.

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid, Afhayeenka Issimadda Puntland, waxa uu qayb ka ahaa socdaalkaas, waxa uuna wareysi siiyey Radio Daljir. Garaadka ayaa sheegay in ay kulan la qaaten odayaasha Dhaqanka degaanka Tukaraq, isaga oo sidoo kalena sheegay in uu soo arkay Ciidanka Somaliland ee ku sugan aagga Tukaraq.

Hoos ka dhegayso wareysiga Garaad Cabdullaahi Cali Ciid.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: