Alshabaab oo Weraar ku qaaday Saldhig Ciidamadda AMISOM leeyihin

Alshabaab oo Weraar ku qaaday Saldhig Ciidamadda AMISOM  leeyihin

Sida Wararka an ku helayno ,degaanka Buulo mareer ee gobalka Shabeelaha Hoose Xarakada alshabaab ayaa Weraar ku qaaday saldhig CiidamaddaAMISOM kuleeyihin halkaas,iyado Weraar isugu jira qaraxyo Rasaas ay halkas ku beegsadeen Ciidamadii joogay.

Saldhigga Ciidamada AMISOM ee Buulo Mareer ayaa lagu qaaday Weerar ku bilowday Qaraxyo sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka ka dib waxaa xigay dagaal toos ah.

Degaanka Buulomareer ayaa waxaa saldhig kuleh ciidamada dowladda Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.

Dhinaca kale Alshabaab ayaa sheegtay in Weraarkas ay ku dileen 59 Askari oo katirsan Ciidanka AMISOM.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com