Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo billowday olalaha qalliinka Faruuryaha (dhegayso)

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa deegaanada Puntland ka bilowday qallin lacag la’aan ah oo loo samaynayo dadka faruuran iyo kuwa dhabxanaga uga baahan in laga qalo waxaan fullinaya qalliinkaan takhaatiir Ajnabi ah .

Ololahaan qalliinkan oo socon doona muddo 10 maalmood ah ayaa waxaa ka faa’iidaysanaya in kabadan 300 oo qof sida ay sheegeen saraakiisha Caafimaadka .

Wariye Axmed ayaa oo ka qayb-galay daah-furka olalahaas ayaa warbixintaan ka diyaariyay .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com