Category: Wararka

1 2,254 2,255 2,256 2,257 2,258 2,821 27072 / 33847 POSTS
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Cumar Lakiman oo ku sugan xarunta Daljir [...]
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar ku saabsan Habka Maareynta Xogta Maaliyadda u qabatay shaqaalaheda (Sawiro)

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar ku saabsan Habka Maareynta Xogta Maaliyadda u qabatay shaqaalaheda (Sawiro)

Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta lagu qabtay Tababar ku saabsan Habka Maareynta Xogta Maaliyadda iyo Warbixinada Barnaamujk [...]
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Gaalk [...]
Saxiixa ridka Guddoomiye Jawaari oo caawa maraya 193 xildhibaan (Akhriso)

Saxiixa ridka Guddoomiye Jawaari oo caawa maraya 193 xildhibaan (Akhriso)

Wararkii ugu dambeyeey ee Kuso dhacaya Warqabadka Radio Daljir ayaa sheegaya in Saxixa Ridida Guddoomiye Jawaari uu marayo 193 Xildhibaan,iyado Guddoo [...]
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay Danjire Michel Keating

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay Danjire Michel Keating

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan gaar ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qara [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, xarunta Daljir Garowe. Dhegayste ha illaaw [...]
Gen Khaliif Ciise Mudan oo ka hadlay Taarikhda AUN Eng Abshir Muuse (dhegayso)

Gen Khaliif Ciise Mudan oo ka hadlay Taarikhda AUN Eng Abshir Muuse (dhegayso)

Wasiirkii Horre Amniga Puntland Gen Khaliif Ciise Mudan ,haddana ah Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxweynimo 2019 oo Waraysi Sinayaay Radio Dalj [...]
Arday Dhamaysay Dugsiga Hoose oo Shaahadooyin la gudoonsiyeey Cabudwaaq (dhegayso)

Arday Dhamaysay Dugsiga Hoose oo Shaahadooyin la gudoonsiyeey Cabudwaaq (dhegayso)

Xaflad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay Ardey dhamaysatay waxbarashada Dugsiga Hoose dhexe ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud, [...]
Maraykanka oo duqaymo  ku dilay Saraakil Alqaacida katirsan (dhegayso)

Maraykanka oo duqaymo ku dilay Saraakil Alqaacida katirsan (dhegayso)

Taliska Ciidanka Maraykanka AFRICOM ayaa ka hadlay Duqaymo Diyaaradaha Maraykanka ee bilaa duuliyaha ah ay ka sameyeen dalka Liibya,kaas oo lagu dilay [...]
Maamulka Degmadda Kaxda ee Gobalka Banaadir oo ka hadlay Xaladda Amni ee Degmadda (dhegayso)

Maamulka Degmadda Kaxda ee Gobalka Banaadir oo ka hadlay Xaladda Amni ee Degmadda (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Kaxda ee Gobalka Banaadir ee Magaaladda Muqdisho Maxamed Ismaacil oo Waraysi gaar ah sinayaay Radio Daljir ayaa ka hadlay Xaalad [...]
Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Dowladda Somaaliya Cunaqabatayn kuso rogtay Somaliland (dhegayso)

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Dowladda Somaaliya Cunaqabatayn kuso rogtay Somaliland (dhegayso)

Muuse Bixii Cabdi Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay Dacwad QM lo gudbiyeey taas oo kadhan [...]
Xildhibaanada Aqalka sare oo ka hadlay Muranka Katagan Baladxaawo (dhegayso)

Xildhibaanada Aqalka sare oo ka hadlay Muranka Katagan Baladxaawo (dhegayso)

iyado Dowladdaha Kenya iyo Somaaliya isku Afgarteen in la joojiyo darbiga kenya kadhisayso Xududkay la wadaagto Somaaliya,gaar ahaan baladxaawo ayaa W [...]
1 2,254 2,255 2,256 2,257 2,258 2,821 27072 / 33847 POSTS