Gen Khaliif Ciise Mudan oo ka hadlay Taarikhda AUN Eng Abshir Muuse (dhegayso)

Wasiirkii Horre Amniga Puntland Gen Khaliif Ciise Mudan ,haddana ah Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxweynimo 2019 oo Waraysi Sinayaay Radio Daljir ayaa ka hadlay Aqoontu u lahaa Allaha u naxariiste Eng. Abshir Muuse Siciid oo kamid ahaa Aqoonyahanadii Wax kadhisay Puntland.

Khaliif Ciise Mudan ayaa ka shekeyeey Kaalinta uu Eng. Abshir Muuse Siciid kulaha dhismaha Dowladda Puntland iyo waxyaabihi uu Caan ku ahaa Marxuumka iyo Aqoontii durugsanayd uu u lahaa Marxumka,isago sheegay in uu ahaa shaqsi waddani ah oo kashaqayn jiray Hormarka Puntland,iyo midnimadda Somaaliya.

Khaiilf Ciise Mudan Waxa Waraystay Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim oo Boosaso jooga


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com