Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Dowladda Somaaliya Cunaqabatayn kuso rogtay Somaliland (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Dowladda Somaaliya Cunaqabatayn kuso rogtay Somaliland (dhegayso)

Muuse Bixii Cabdi Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay Dacwad QM lo gudbiyeey taas oo kadhan

Warka Caweysin, Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Shir Muhiim ah uga qayb galay Nairobi
Taliyihii ugu horeyeey Ciidamadda Daraawishta Puntland Gen Carays oo Geeriyooday

Muuse Bixii Cabdi Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay Dacwad QM lo gudbiyeey taas oo kadhan ah Shirkadda DP Word,iyado dacwadaas ay gudbisay Dowladda Federaalka Somaaliya.

Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya u Gudbisay Dacwad Qaramada Midoobay kaas oo ku aadanaa heshiiskii Shirkada DP World ay Soomaliland kula gashay Dekada Magaalada Berbera.

Dhinaca Kale Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Dowladda Somaaliya ay kabaxday Heshiisyso baddan oo labada dhinac galeen ,isago sheegay inay hakiyeen Waddahadaladii ay ku gali lahayeen dalka Jabuuti.

Hoos kadhegayso Codka Muuse Biixi

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: