Taliyihii ugu horeyeey Ciidamadda Daraawishta Puntland Gen Carays oo Geeriyooday

Allah u naxariiste waxaa Maanta ku geeriyooday Garoowe Taliyihii hore Ciidamada Daraawiishta Puntland, Gen.Cabdulaahi cali mire (Careys).

Gen Carays ayaa horey Xilaal kala duwan uga so qabtay somaaliya wuxuuna ahaa shaqsi ku weyn shacabka Puntland iyo Guud ahaan Umadda Somaliyeed.

Sido kale Allaha u naxariiste Gen Carays wuxuu ahaa Taliyihii ugu horeyeey Ciidanka Daraawishta Puntland xiligii Dowladdi Cabdulaahi Yuusuf ee Puntland.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com