Xildhibaanada Aqalka sare oo ka hadlay Muranka Katagan Baladxaawo (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaanada Aqalka sare oo ka hadlay Muranka Katagan Baladxaawo (dhegayso)

iyado Dowladdaha Kenya iyo Somaaliya isku Afgarteen in la joojiyo darbiga kenya kadhisayso Xududkay la wadaagto Somaaliya,gaar ahaan baladxaawo ayaa W

Warmurtiyeed laga soo saaray shirka dhuusamareeb uga furmaya Madaxda Dowlad gobaleedyada (Akhriso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)
Sheekh C/risaaq Xuseen Ciise: “Qudbadii jimcaha Waxaa looga hadlay in aan latakoorin dadka cudurka HIV “(dhegayso)

iyado Dowladdaha Kenya iyo Somaaliya isku Afgarteen in la joojiyo darbiga kenya kadhisayso Xududkay la wadaagto Somaaliya,gaar ahaan baladxaawo ayaa Waxaa ka hadlay Arrintaas xildhibaanada Aqalka sare ee Somaaliya.

Kulan Xildhibaanada Aqalka Sare ku yesheen Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen Arrimaha kataagan Baladxaawo ,iyo Xiisada u dhaxaysa dadka shacabka ah iyo Ciidamadda kenya.

Warbixintan Waxaa Muqdisho Kaso diray Wariye Cabudlqaadir irshaad

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: